Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hague iyo Fowzia Yusuf oo London ku Kulmay


Hage & Fowzia
Hage & Fowzia
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain, Hague iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Fowzia Yuusuf X. Aadam ayaa ka wada hadlay furidda safaaradaha iyo kulan London ka dhici doona. Kulankan oo taageerada Somalia ku saabsan ayaa la sheegay in lagu wadaa inuu magaaladaas ka dhaco bisha May ee sanadkan.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhagesyo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

Dhinaca kale, Dowladda Britian ayaa sheegtay inay xoojin doonto cilaaqaadka iyo dadaalka ay ugu jirto sidii ay Somalia uga bixi laheyd dhibaatada mudada dheer heysatay, oo arintaana ay sheeegtay inay tahay masuuliyad gaar ah oo saaran Britain oo xiriir taariikhi ah uu kala dhaxeeyo Somalia.

Hadalkan ayaa waxaa shalay Magaalada London ka sheegay Wasiirka Arimaha dibadda Britain William Hugue, ka dib markii uu kulan la qaatay, Ra’isul Wasaare ku xigeenka Somalia ahna wasiirka Arimaha Dibadda, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aden.
warbixin ku saabsan hadaladii labada masuul ay jeediyeen xagga hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00
XS
SM
MD
LG