Isku xirrada

War Deg-Deg ah

"Waa Go'aakaaga" - Dhalinyarada iyo Waxbarashada W2


Barnaamijka "Waa Go'aankaaga" ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhalinyarada iyo waxbarashada Soomaaliya.

Qeybaha kale duwan ee barnaamijkan wuxuu ka hadlayaa;
-Ururada Islaamigu sida ay u isbeddelka ugu sameeyeen heerarka waxbarashada ee Somalia,
-Barnaamijyada waxbarasho ee isugu jira abaalmarinta hubka ee ururka al-Shabaab uu ka hirgaliyay deegaannadu ka taliyo ee bartamaha Soomaaliya.
-Barashada maadooyin iyo xirfado dhalinyaradu ay shaqo ku heli karaan
-Heerarka waxbarasho ee dhalinyada ku nool xeryaha Dhadhaab.

Barnaamijka oo dhammeystiran qeybta hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:55:35 0:00

please wait

No media source currently available

0:00 0:55:35 0:00
XS
SM
MD
LG