Isku xirrada

Wicitaanka: Abuubakar Maxamed Maxamuud


Barnaamijka Wicitaanka ee maanta marti ku ah Maamule ku-xigeenka Hay'adda MSF ee xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab. Maamule ku-xigeenku waxa uu ka jawaabayaa su'aalo ay weydiinayaan qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG