Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamaanka oo Ansixiyey Wasiirro Kale


Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay qeybtii labaad ee ka dhimanayd golaha wasiiradda ee xukuumadda Saacid.

Hadal uu baarlamaanka u jeediyay, Ra’iisul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid", wuxuu uga hadlay maamul u sameynta Jubbooyinka, isagoo dhinac kalena sheegay in xukuumaddiisu ay sida ugu dhakhsiyaha badan u bilaabo doonto wadahadaladii dowladda Somalia iyo Somaliland.

Warbixinta oo dhan halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00
XS
SM
MD
LG