Isku xirrada

"Waa Go'aankaaga" Warbixinta UNDP W1


Dhalinyaro - promo

Dhalinyaro - promo

Waa "Go'aankaaga" waa barnaamij cusub oo VOA idiin bilowday isla markaana aad dhageysan kartaan habeen walba oo Talaado ah.

Barnaamijkan ayaa ka hadlaya arrimaha dhalinyarada, wuxuuna fursad kusiinayno dhalinyarada Soomaalida si ay uga hadlaan xaaladda iyo marxaladaha cusub ee Soomaaliya, iyo doorka ay ku leeyihiin nabadda iyo dib u dhiska dalka.

Barnaamijkan waxaad VOA ka dhageysan kartaa habeen kasta oo Talaado ah 8-da fiidinmo ee wakhtiga Geeska Afrika.

Qeybta koowaad waxaan ku eegaynaa warbixin ay UNDP 2012-ka soo saaratay xaaladdaha dhalinyarada.

Haddaba qeybta koowaad oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

Tus fikradaha

XS
SM
MD
LG