Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roobab Dabaylo Wata oo ku Wajahan Xeebaha Bari ee Somalia


Xeeb
Xeeb
Deegaanada bariga ee xeebaha Soomaaliya ayaa la saadaalinayaa inay ku soo fool leeyihiin roobab dabeylo wata oo laga yaabo inay maanta gelinka danbe ku dhuftaan degmada Caluula iyo tuulooyinka u dhow.

Duufaantan oo ku socota xawaare u dhaxeeya 30-ilaa 40 mile ayaa la saadaalinayaa in marka ay dhulka soo gaarto uu xowligeedu is dhimo oo uu noqdo 18 mile.

Maxamed faarax Jaamac ‘Qeybdiid’ oo horey guddoomiye uga ahaa degmada Caluula haatanna ka tirsan caaqillada degmadaas, ayaa VOA uga waramay duufaanta la saadaalinayo iyo xaaladda degmada Caluula iyo tuulooyinka u dhow dhow ay haatan ku sugan yihiin.

Wareysiga oo dhan halka hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00
XS
SM
MD
LG