Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Dhintay Doon ku Degtay Xeebaha Puntland


Ugu yaraan 18 qof ayaa la sheegay inay dhinteen ku dhowaad 40 kalena la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay xeebta Mareero oo 20km dhinaca Bari ka xigta magaalada Boosaaso.

Dadkan dhintay ayaa la aaminsan yahay inay tahriibayala ahaayeen ayna ku sii jeedaan dalka Yemen.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in ilaa haatan la helay 5 qof oo ka badbaaday shilkaasi. Dadka dhintay ee maydkooda la helay ayaa la keenay cisbitaallada magaalada Boosaaso.

Faahfaahinta warkaas halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:44 0:00
XS
SM
MD
LG