Isku xirrada

Cawayska: Shariif Jeeg & Muusikiiste Axmed Saalax


Barn. Cawayska Washington

Barn. Cawayska Washington

Barnaamijka Cawayska waxaan idiinku haynaa qubannayaal ay ka mid yihiin;

Musikiiste Axmed Saalx Qaasim oo uu dhalay fannaanka Saalax Qaasim oo sheegay inuu ka baxay fankii kadib markii uu sida uu sheegay oo u ogaaday in muusikadu uu danbi yahay marka dhinaca diinta loo eego.

Sidoo kale waxaad ku maqli doontaan wareysiga Fannaanka Shariif Jeeg.

XS
SM
MD
LG