Isku xirrada

Qarax ka Dhacay Magaalada Kismaayo


Afhayeenka ururka Raaskaambooni oo ka mid maamulka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dhowr ay ku dhaawacmeen qarax xili hore ee saaka ah ka dhacay Kismaayo. Afhayeenka oo u waramay Idaacadda VOA ayaa sheegay in ay adag tahay in la horjoogsado qaraxyadan, hase yeeshee ay ku dadaalayaan sidii ay u yareyn lahaayeen.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG