Isku xirrada

Caweyska: Cabdirisaaq Axmed Faarax 'Gaadaco'

  • Caasha Cuud

Barnaamijka Caweyska waxaad ku dhageysan doontaa Q. 2aad wareysigii fanaanka Cabdirisaaq Axmed Faarax 'Gaadaco' iyo sheekooyin xiiso leh.

Barnaamijka oo ay isku soo duwdey soona jeedineyso Caasho Ibrahim Aadan 'Caasho-Cuud' halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG