Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaano Kenya u Dhashay oo la Xiray


Labo xildhibaan oo xubno ka ah baarlamaanka Kenya, kana soo jeedaa deegaanka Turkaanada ayaa xabsiga la dhigay ka dib markii lagu tuhmay hadallo kicin ah. Booliiska Kenya oo xildhibaanada xiray ayaa sheegay in labada xildhibaan ay soofeynayeen dadka deggan deegaanka Turkaanada, ka dib markii labada xildhibaan ay sheegeen in dilkii loo geystay ilaa 40 ciidanka booliiska Kenya ay tahay arrrin loo qiil dayi karo, maaddaama ciidanka booliisku uu goobtaas tagey isaga oo aad u hubeysan, dadka deegaanka khatar galiyey.

Faahfaahinta warkaas hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00
XS
SM
MD
LG