Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Somalia ha loo Uruuriyo Dhaqaale Dib loogu Dhiso


Kalfadhigii 39aad ee Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Wadamada Ururka Iskaashiga Islaamka oo maanta ku soo gabgaboobay magaalda Jabuuti, ayaa dowlada Djibouti waxay ku baaqday in la qabto shir gaar ah oo dhaqaale loogu uruurinayo dib-u-dhiska Soomaaliya.

Jabuuti oo mudaba ku howlaneed gacansiinta Soomaaliya, ayaa sheegtay in Soomaaliya aaney u baahneyn oo kaliya lacag yar oo goos goosa, balse ay u baahantahay in caalamku uu bixiyo malaayiin doollar oo dib loogu dhiso Soomaaliya.

Wasiika Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa Wriyaha VOA ee Jabuuti Ramadaan Muuse waxa uu uga waramay arrinta dib-u-dhiska Soomaaliya.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00
XS
SM
MD
LG