Isku xirrada

Xukuumadda RW Saacid oo la Dhaariyey


Dhaarinta Golaha Wasiirada Cusub ee Somalia

Dhaarinta Golaha Wasiirada Cusub ee Somalia

Sagaal ka Tirsan Daahrinta Golaha wasiirada

Daahrinta Golaha wasiirada

tobankii Wasiir ee uu dhawaan soo magacaabay Ra'iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta la dhaariyey, iyadoo munaasabadda dhaartaas ay ka maqneyd Fowsiya Yuusuf X. Aadam, Ra'iisal Wasaare ku-xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda oo safar shaqo ugu maqneyd shir ka dhacayey dalka Djibouti.

Ra'isul Wasaare Saacid ayaa dhaartaasi ka dib baarlamanka u ballanqaaday in xukumadiisu wadashaqeyn buuxda la sameyn doonto Baarlamanka si loo badbaadiyo dalka.

Warbixinta maqal ah hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG