Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dawladda Somalia oo Codsatay in Cunaqabateynta Hubka la Qaado


Wasiirka Gaashaandhigga ee Somalia, Cabdixakiim M. Xaaji Fiqi, oo ka mid ah xukuumaddii shalay la insixiyey ayaa arrintan ka dhawaajiyey

Qaramada Midoobay ayaa dalka Somalia saartay cunaqabateynta hubka, ka dib markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Somalia. Dawladihii isxig-xigay ayaa marar badan codsaday in cunaqabateynta hubka la qaado, hase yeeshee, midkoodna arrintaas kuma guuleysan. Haatanna waxa arrintaas ku celiyey dawladdan cusub oo dhawaan ka baxday hanaankii KMG ahaa ee Somalia ay kusoo jirtay ilaa muddo fog.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:26 0:00
XS
SM
MD
LG