Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Odayaashii Dastuurka Ansixiyey oo Amni-darro ka Cabanaya


Dilkii xalay Muqdisho loogu geystay mid ka mid ah odoyaashii dhaqanka ee soo xulay xubnaha baarlamaanka Soomaaliya isla markaana ansixiyay dastuurka Soomaaliya, ayaa waxa uu maanta keenay in ay qeylo-dhaan soo jeediynayaan odoyaasha kale ee dhaqanka ee iyaguna qeybta ka ahaa soo xulista baarlamaanka ee weli ku harsan magaalada Muqdisho.

Odayaasha ayaa sheegay in ay soo wajahday amni daro, waxaana Odoyaasha dhaqanka iyo xubnihii kale ee ansixiyay dastuurka loo soo jeediyay hanjabaaddo ku saabsan in la khaarajin doono.

Warbinta oo dhan halka hoose ka dhagayso

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00
XS
SM
MD
LG