Isku xirrada

Martida Makarafoonka: Garyaqaan C/waaxid Qalinle


Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaan ku gorfaynayaa qodobo ay ka mid yihiin tirada golaha wasiirada ee uu soo magacaabey reysul wasaaraha Soomaaliya iyo waxa laga filan karo Golaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Pro. Cabdiwaaxid Sh: Cismaan "Qalinle" oo culuunta sharciga ka dhdiga Jaamacadd Minnesota ( University Of Minnesota)

Barnaamijka ka dhagayso halkan hoose.

XS
SM
MD
LG