Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halkan kala Soco Natiijooyinka Doorashada

Gobollada qaarkood ayaa goobaha codbixinta goor dhaweyd la soo xiray waxaa soo baxaya natiijooyinka qaarkood. Halkan kala soco natiijooyinka doorashada.

Minnesota

Minnesota
Waxaa ku guuleystay Obama waxuuna helay 10 cod

Arizona

Arizona

Waxaa ku guleystay Romney waxuu ka helay 11 Cod

Montana

Montana

Waxaa ku guleystay Romney waxuu ka helay 3

Tirada guud ee ay kala heystaan ayaa weli ah sidan:

Romney: 160


Obama: 143

New Hampshire

New Hampshire
Waxaa helay Obama waxuu ka helay 4 cod


Utah

Utah
Waxaa helay Romney waxuu ka helay 6 cod

Tirada guud ee ay kala heystaan ayaa ah sidan:

Romney: 160


Obama: 143



Gobolada ay kala heystaan waxey u kala heystaan sidan:

Romney


Utah
Mississippi
Nebraska
Wyoming
Kansas
Louisiana
South Dakota
Texas
North Dakota
Kentucky
West Virginia
Indiana
South Carolina
Oklahoma
Georgia
Tennessee
Alabama
Arkansas


Obama



PENNSYLVANIA
MICHIGAN
New York
New Jersey
Vermont
Illinois
Connecticut
Maine
District of Columbia
Delaware
Rhode Island
Maryland
Massachusetts

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG