Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Dilalka Weriyayaasha Soomaaliya.


Barnaamijka Martida waxaa caawa marti ku ah, C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaalla oo ah agaasimaha warbaahinta qaranka oo ka hadlaya cidda geysata dilalka weriyayaasha Soomaaliya.

18 weriye ayaa sannadkan oo kaliya lagu dilay Soomaaliya, iyadoo sidoo kalena dhibaatooyin kale duwan oo xadhig iyo jirdil ah loogu geysto weriyayaasha Soomaaliya dhamaan qeybaha kale duwan ee Soomaaliya.

Al-Cadaalla wuxuu ka hadlayaa cidda geysata dilalka weriyayaasha.

please wait

No media source currently available

0:00 0:17:38 0:00
XS
SM
MD
LG