Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada Kismaayo oo Codsaday Dhoofinta Dhuxusha Hadda Taalla


Ganacsatada dhuxusha ee Jubadda Hoose ayaa sheegay in haddii dhuxushan aan hadda la dhoofin ay baaba'ayso, ayna habboon tahay in shacabkii lahaa looga faa'iideeyo

Maalintii shalay ayey ahayd markii ciidanka Kenya ee qeybta ka ah ciidamada AMISOM ay codsi u direen Taliska Dhexe ee ciidanka AMISOM, kaasoo ay ku weydiisanayeen in dhoofinta dhuxusha si ku-meel-gaar ah loo qaado, iyaga oo sheegay in arrintaasi ahayd codsi ka yimid dadka reer Kismaayo.
Arrintani waxay timid ka dib markii Madaxweynaha dawladda Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay in dhuxusha aan la dhoofin karin ilaa amar uu kasoo baxo dawladda Somalia, isaga oo sii adkeeyey go'aan uu horay Golaha Ammaanka ee QM uu arrintaas uga soo saaray.

Wareysi ku saabsan meesha ay ganacsatada dhuxushu arrrintan ka taagan yihiin, hoosta ka dhageyso.
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:42 0:00

Barnaamij gaar ah oo ka hadlaya taariikhda dhuxul dhoonfinta ee gobolka Jubadda Hoose, lacagta laga heli jiray, iyo dhibaatada deegaanka arrintaas ka soo gaartay hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:45 0:00
XS
SM
MD
LG