Isku xirrada

Martida: Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga


Rugta ganacsiga, guddoomiyaha

Rugta ganacsiga, guddoomiyaha

Barnaamijka Martida Maykarafoonka toddobaadkan waxaa marti inoogu ah guddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdikariin Gabeyre.

Gabeyre waxa uu ka warramayaa horumarada iyo caqabadaha ganacsi ee ka jira Soomaaliya iyo sida uu ganacsigu u saameeyey guulaha xagga amaanka ee waayadan ka jirey Muqdisho iyo gobollada ku xeeran.


XS
SM
MD
LG