Isku xirrada

Yemen oo Qabatay 23 Qof oo Somali u Badan


Soomaali lagu La'yahay Dalka Yemen

Soomaali lagu La'yahay Dalka Yemen

Saraakiisha dalka Yemen ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen in badan 23 ruux oo Soomaali u badan, oo ka tirsan ururka al-Qacida, oo doonayay inay u gudbaan dhinaca Sacuudiga, siey falal argagixiso uga geystaan.

Raggan ayaa laga soo qabqabtay xadka u dhaxeeya Sacuudiga iyo Yemen.

Warbixin ku saabsan arintaasi waxaa oo uu magaalada Sanca nooga soo diray wariyeheena Jacfar Kukay halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG