Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Xukun Dil ah ku Riday Nin Ajnabi ah


Bossaso
Bossaso
Maxkamad ku taala Puntland aya maanta waxay xukun dil ah ku xukuntay Saalixi Cafiifi Camuudi oo u dhashay dalka Yemen, oo ku eedysnaa Hub isugu jira Baastoolado, waxyaabaha qarxa iyo agab kale oo uu soo gelinayay gudaha Soomaaliya.

Xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida C/kariin Xasan Firdhiye ayaa ka hor inta aan la ridin xukunka ninkani ku soo oogay dembiyo la xiriira inuu xiriir la leeyahay kooxaha mayalka adag islamarkaana uu ku qanacsanyahay .

Warbixin uu nooga soo diray arintaasi wariyeheena Garowe Nuux Muuse Birjeeb halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00
XS
SM
MD
LG