Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Arooska iyo Aroosadda la Weeraray oo VOA u Warramay


Bam gacmeed ayaa xalay lagu weeraray xaflad aroos oo ka socotay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Arooskii iyo Aroosada oo lagu magacaabo Maxamed Maxamud Kaa dheeri iyo Farxiya Cabdi Cigaal ayaa ka bad-baaday weerarkaasi, balse waxaa ku dhawacamay ku dhawaad 20 qof oo afar ka mid ah ay xaaladoodu halis tahay.

Dhageyso wareysiyada arooska iyo aroosada

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:04 0:00
XS
SM
MD
LG