Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida:Ra'iisul wasaarihii hore Dr. Gaas


Barnaamijka Martida Maykarafoonka waxaa todobaadkan Marti inoogu ah Dr. Abdiwali Mohamed Ali ra'iisul wasaarihii hore ee dowlada KMG

Ra'iisul wasaare Abdiwali waxa uu ka warami doonaa waayaragnimadiisii mudada labada sano ku dhaweyd ee uu Soomaaliya ka soo shaqeynaayey, wasiir ilaa iyo ra'iisul wasaare. waxaa kaloo uu ka hadli doonaa waxyaabihii ugu adkaa ee soo marey mudadii uu xilka hayey iyo mustaqbalkiisa danbe ee siyaasada.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:19:59 0:00
XS
SM
MD
LG