Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ICG oo ka Digtay Doorka Turkey ee Somalia


Hay'adda Falanqaysa xasardaha aduunka ee ICG ayaa ka digtey caqabad ka dhalan karta doorka dalka Turkiga ee dalka Soomaaliya.

Warbixin ay soo saartey hay'addu oo ay ku qiimeyneysey doorka Turkiga ee Somaliya ayey ku sheegtey in dadka Soomaaliyeed ay rajo ka badan waxa ay dowladda Turkiga u qaban karto Soomalida ay ka qabaan inuu Turkigu wax badan ka qaban karo Somaaliya iyagoo taasna sabab uga dhigay kaalmadii bani,aadanimo ee waqtiga muhiimka ahaa ay geeyeen Soomaaliya.

Abdirashid Khaliif Xaashi oo ah Cilmi bare ka tirsan ICG gaar ahaana geeska Afrika ayaa VOA uga warramay caqabadaha ay hay'addu ka dhex arkeen howlaha gargaarka iyo dib u dhiska Turkiga ka wadaan Soomaaliya.
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:31 0:00


please wait

No media source currently available

0:00 0:07:31 0:00
XS
SM
MD
LG