Isku xirrada

Madaxweynaha Somalia oo Uganda u Socdaalay


Socdaalkan oo ah kiisii ugu horeeyey ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh uu kaga qeyb galayaa 50 guurada xornimada dalka Uganda. Shir jar'aaid oo uu ku qabtay gegida dayuuradaha ee Muqdisho ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh ku sheegay inuu madax caalamka ka socda uu goobta kula kulmi doono.
Dhinaca kale, intii uuna socdaalin, ayaa waxa Madaxweynuhu uu Aqal Madaxtooyada kula kulmay Xoghayaha Guud Ururka Iskaashiga Islaamka Akmaludine Oglo.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG