Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britian Oo £38 Malyuun Siineysa Dowladda Cusub.


Wasiirka Horumarinta ee Britian
Wasiirka Horumarinta ee Britian
Waxaa hadalkan ku dhawaaqay wasiirada horumarinta caalamiga ah iyo arimaha Africa ee Britain oo booqasho ku tagay maanta magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in wasiirka Britian ee horumarinta caalamiga ah Rt Hon Justine Green iyo wasiirka Britain ee Arimaha Africa Mark Simmonds ay ka wada hadleen macaamil toos ah oo dhex mara labada dowladood iyo sidii Britian ay u taageeri laheyd Somalia, oo haatan ka baxday xilligii ku meel gaarka ahaa, loona sugo amaanka.

Warbixin ku saabsan arintaa halkan ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00
XS
SM
MD
LG