Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abwaan Gaariye oo ku Geeriyooday Norway


Abwaan Gaariye
Abwaan Gaariye
Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ayaa ku geeriyooday dalka Norway. Abwaan Gaariye ayaa in muddo ahba ku xanuusanaa dalka Norway, ka hor intii uuna maanta geeriyoonin.

Gaariye waxa uu ka mid ahaa abwaannadii ugu waaweynaa ee dadyowga ku hadla afka Soomaaliga ee degan Geeska Afrika. Waxa uu, Alle ha u naxariistee, qeyb ka ahaa silsiladihii Siinley iyo Deelleey.

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo Qoraa Axmed Faarax Cali (Idaajaa) oo si wanaagsan u yaqaanay Abwaan Gaariye, ayaa Idaacadda VOA uga waramay taariikhdii, Alle ha u naxariistee, Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye).

Taariikhdii Abwaanka oo kooban hoosta ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:17 0:00
XS
SM
MD
LG