Isku xirrada

Dhibaatada Fatahaadda Wabisha Shabeelle oo Wali Taagan


Dadweynaha ku dhaqan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa wali dhibaato ka haysataa fatahaadii uu wabiga Shabeelle sameeyey. Dadweynaha ayaa sheegay in dad badani ku dhinteen fatahaadaha, qaarna ay wali guryaha dushooda saaran yihiin, halka kuwa kalena ay ku guryo beeleen. Dadka magaalada ayaa codsanaya in gargaar degdega ah lala soo gaaro.
Warka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG