Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Kismaayo?


Kismaayo
Kismaayo

Xaaladda Kismaayo ayaa caawa ah mid aad u kacsan. Maleeshiyada al-Shabaab ayaa ku sugan qeybo badan oo magaalada ah, halka ciidamada huwantuna ay magaalada ku hareeraysan yihiin.

Xaaladda Magaalada Kismaayo ayaa kacsan. Maleeshiyada al-Shabaab ayaa ku sugan qeybo badan oo ka tirsan magaalada, halka ciidamada huwantu ay iyaguna joogaan dhowr wado oo laga soo galo magaalada.

AMISOM ayaa dadka degan Kismaayo ugu baaqday inay daganaadaan, waxayna maleeshiyada al-Shabaab ee magaalada ku sugan ugu baaqday inay hubka dhigaa.
Qeybta hoose ka dhageyso warbixin ka hadlaysa wararkii u danbeeyey iyo wareysiga afhayeenka ciidamada AMISOM, Colonel Cali Aden Xaammud.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:39 0:00

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:39 0:00


XS
SM
MD
LG