Isku xirrada

Dowladda oo 80 al-shabab Ah Howlgallo Ku Soo Qabqabatay


 Taliyaha Nabad suggidda Gobolka Banaadir Kharif Ereg

Taliyaha Nabad suggidda Gobolka Banaadir Kharif Ereg

Inta la hubo labo ruux ayaa ku dhaawacntahay Bam Gacmeed lagu tuuray Gaari Ciidamada dowlada oo marayay Isgoyka KM4 ee Magaada muqdisho maanta, iyada oo Dhinaca kale hey'ada Nabad Sugida Qranka ay muqdisho ku soo bandhigtay illaa 80 Dhalinyaro ay sheegeen iney ka tirsanyihii dagaalyahanada al-Shabab oo falalka Amni darida Muqdisho ku howlanaa.

Warbixin ku saabsan Qaraxa bambaano iyo dhalinyarada la soo bandhigay halka hoose Ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG