Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha oo Muqdisho Kula Kulmay 14 Safiiir


Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Manta kulan ay albaada u xiranaayeen la qaatay safiiro ka kale socday dowladdo dhowr ah oo daneeyo arrimaha Soomaaliya kuwaas oo maanta gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxmuud ayaa kulanka kula qaatay 14 safiir garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Safiirada maanta uu la kulmay madaxweynaha ayaa waxay ka kala socdeen dalalka Holland, Danmarka, Brittan, Talyaaniga Spaain, France iyo dalal kale oo daneeyo arrimaha Soomaaliya.

Warbixin arintaa kulankaa ku saabsan halka hoose ka dhageyso.
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:35 0:00
XS
SM
MD
LG