Isku xirrada

Dawladda Somalia oo ka Cabatay Hadal Kenya loo Tiriyey


Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay hadal loo tiriyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya oo ahaa in Madaxweyne Shariif uu ka dhambeeyey qaraxii Hotel Jazeera.
Madaxweynaha ayaa sheegay inuu dawladda Kenya ka sugayo jawaab arrintaas ku aaddan, isaga oo intaas raaciyey in aanu ogolaan doonin in Madaxweyne hore oo Somalia lahayd loo gafo.
Hoosta ka dhageyso warka oo dhan.
XS
SM
MD
LG