Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sida Looga Jawaabay Doorashada Madaxweynaha Somalia


Waxaa aragtiyo kala duwan laga bixiyay doorashadii Madaxweynaha ee shalay ka dhacday magaalada Muqdisho ee lagu doortay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamud.

Waxaa doorashada soo dhaweeyay Qarama Midoobay, Mareykanka Midowga Africa iyo Jaamacadda Carabta.

Waxaa kaloo soo dhaweeyay dalalka Turkiga, Djibouti, Ethiopia oo ay wakiilo ka joogaan magaalada Muqdisho iyo maamul goboleedyada Puntland iyo Somaliland, iyo qaar ka mid ah shacabka somaliyeed ee ku kala nool meelo kala duwan.

Hadaba halka hoose ka dhageyso jawaabihii laga bixiyay, falanqeyn, iyo doodeena gaaban oo iyana ku saabsan doorashada Madaxweynaha.

please wait

No media source currently available

0:00 0:35:55 0:00
XS
SM
MD
LG