Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sharif Sheekh Axmed Iyo Xassan Sheekh oo Isu soo haray Doorashada


Wareegii 3aad ee Doorashada Madaxweynenimada Somalia ayaa goor dhow bilaabatay , ka dib markii laga gudbay wareega 2aad oo ay doorashada isaga hareen Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Cabduqadir Cosoble Cali

Waxaa haatan bilaabatay codeynta xildhibaanada .

Doorashada oo ilaa iyo hadda si habsima ah ku socota oo xildhibaanada ay codadkooda ku ridayaan sanduuqyo muraayad ah oo muuqda.

Waxaa doorashada goob joog ka ah mas’uuliyiin ka socoto beesha caalamka Safiiro ka socodo Wadamada safaaradaha ku leh Soomaaliya Xildhibaano Ambaassadoor Mihiige iyo marti sharaf kale.
XS
SM
MD
LG