Isku xirrada

War Deg-Deg ah

15 Musharrax oo Qorshahooda soo Gudbiyay


Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dhageystay khudbadaha 15 mushar oo ka mid ah 25 musharrixiin ee u tartamaya xilka madaxtinimada Soomaaliya.
Musharrixiinta ayaa midkiiba ka hadlay barnaamijkiisa iyo qorshihiisa siyaasadeed.
10 musharax oo ay ka mid yihiin, madaxweyne Sh. Shariif, R/wasaare C/weli Gaas iyo R/wasaarihii hore Farmaajo ayaa shalay soo jeediyay khudbaddo ay kaga hadleen barnaamijkooda siyaasadeed.
XS
SM
MD
LG