Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Magacyada 25-ka Musharrax ee Doorashada Mweynaha


Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay 25-ka Musharrax ee ka qeybgalaya doorashada madaxtinnimada oo ka dhici doonta 10-ka bishan September golaha baarlamaanka Soomaaliya. Musharrixiinta ayaa waxay kala yihiih;
1-Cabdiraxmaan Macalin Cabdullahi (Baadiyow)
2- Cabdiwaaxid Cilmi Cumar (Goonjeex)
3- Cabdullahi Axmed Cadow
4- Cabdiweli Maxamed Cali Gaas
5- Maxamed Cabdullahi (Farmaajo)
6- Axmed Ismaaciil Samatar
7- Xasan Sheikh Maxmuud
8- Shariif Sheikh Axmed
9- Yuusuf -Garad Cumar Axmed
10-Cumar Salad Cilmi
11-Cabdiraxmaan Max’ed Cabdi Xaashi
12-Bashiir Nuur Xasan Bidaar
13-Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin
14-Cabdiqaadir Cosoble Cali
15-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
16-Xuseen Qaliif Jaamac
17-Maxamed Axmed Saalax
18-Salad Cali Jeele
19-Ibraahim Cali Xuseen
20-Siciid Ciise Maxamuud
21-Cusmaan Maxamed Gacal
22-Maxamed Cabdilaahi Oomaar
23-Maxamed Cabdiwali Sh. Yuusuf
24-Maslax Maxamed Siyaad Barre
25-Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
XS
SM
MD
LG