Isku xirrada

25 Musharrax ayaa Iskugu soo Hadhay Tartanka Madaxtinnimada


Doorasho

Doorasho

Idaacadda VOA ayaa heshay liiska kama dambaysta ah ee musharrixiinta u taagan jagada madaxtinnimada Soomaaliya.

Liiskan ayaa waxa ku qoran 25 musharrax oo isku soo taagaya jagada madaxweynennimada Soomaaliya.

Guddiga doorashada ayaa 1 saac oo dheeri ah ku daray waqtigii loo qabtay inay musharraxiinta ku soo gudbiyaan araajida waxayna ku ekayd 6-da maqribnimno ee Muqdishu.

Magacyada 25-ka musharrxa waxay kala yihiin:

1. Cabdiraxmaan Macalim Baadiyow
2. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar "Goonjeex"
3. Cabdullaahi Axmed Caddow
4. Cabdiweli Maxamed Cali
5. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
6. Axmed Ismaaciil Samatar
7. Xasan Sheekh Maxamuud
8. Shariif Sheekh Axmed
9. Yuusuf Garaad Cumar
10. Cumar Salaad Cilmi
11. Cabdiraxmaan Cabdi Xaashi
12. Bashiir Nuur Xasan Bidaar
13. Maxamed Ismaaciil Yaasiin
14. Cabdilqaadir Cosoble Cali
15. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
16. Xuseen Khaliif Jaamac
17. Maxamed Axmed Saalax
18. Salaad Cali Jeelle
19. Ibraahim Cali Xuseen
20. Scidii Ciise Maxamuud
21. Cusmaan Maxamed Gacal
22. Maxamed Cabdullaahi Oomaar
23. Maxamed Cabdiweli Sheekh Yuusuf
24. Maslax Maxamed Siyaad Barre
25. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
XS
SM
MD
LG