Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Masar oo ka Hadlay Arr. Somalia


Madaxweynaha Masar Maxamed Mursi ayaa sheegay in Somalia ay marayso marxalad taariikhi ah oo ay KMG-nimadii kaga gudubtay, isago ugu baaqay waddamada Khaliijka inay taageero dhaqaale siiyaan Somalia si ay cagaheeda isugu taagto. Hadalkan ayuu madaxweynaha Masar Morsi ka sheegay shir wasiirada waddamada Jaamacadda Carabta maanta uga furmay Qaahira, Xuseen Saxnuun ayaa warbixinta ka soo diray Qaahira.
XS
SM
MD
LG