Isku xirrada

Suldan Xalay Lagu Afduubay Magaalada Muqdisho


Somali constituent assembly adopts a new constitution

Somali constituent assembly adopts a new constitution

Dabley hubeysan ayaa degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ku afduubtay Suldaan Cismaan Caddaawe oo ka mid ahaa odoyaasha dhaqanka ee soo xulay xubnaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Mukhtar Catoosh ayaa warkan ka soo diray Muqdisho.

XS
SM
MD
LG