Isku xirrada

Hay'adda HRW oo Eed u Jeedisay Somaliland


Hay'adda ayaa sheegtay in Somaliland ay celisay dad badan oo u dhashay dalka Ethiopia, kuwaas oo ahayd in magan-gelyo siyaasadeed la siiyo.
Hay'adda ayaa sheegtay in bishii August ay Somaliland celisay dad Ethiopia u dhashay oo dumar iyo caruur u badnaa.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG