Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddiga oo Bilaabay Qabashada Araajida Musharrixiinta


Doorasho
Doorasho
Guddiga doorashada madaxweynenimada Soomaaliya ayaa maanta bilaabay qabashada araajida musharrixiinta ka qeybgalaya doorashada.
Cismaan Libaax, afhayeenka guddiga ayaa VOA u sheegay in kabadan 20 musharax oo uu ku jiro madaxweyne Sheekh Sharii ay guddiga soo gaadhsiiyeen araaajidooda.
Cismaan wuxuu sheegay in qabashada araajidu ay socon doonto ilaa 6 bisha oo ku beegan maalinta Arbacada.
Cismaan wuxuu sheegay in lacagta 10-kun ee lagu xiray musharrixiinta ay ka dhigan tahay in la helo musharrixiin ay ka tahay musharrixnimadooda.
In kabadan 50-meeyo musharrax ayaa u ordaya jagada madaxweynaha Soomaaliya, waxaana la filayaa in doorashada madaxweynuhu ay dhacdo 10-ka bisha.
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:21 0:00
XS
SM
MD
LG