Isku xirrada

Faallo: Shirweynaha Xisbiga Jamhuuriga


Waa falanqeyn ku saabsan Mitt Romney oo si rasmi ah loogu doortay inuu noqdo murashaxa xisbiga Jamhuuriga.
Shirweynaha xisbiga ayaa ka dhacay magaalada Tampa ee gobolka Florida, iyaga oo maalintii u horeysay ee shirka, oo ku beegnayd maalintii Isniintii ee 27ka bisha August, ay dabeysha Isaac kala dhantaashay ajendihii shirka.

Faallada oo dhan hoosta ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG