Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamaanka Somalia oo Maanta Kulmay


Baarlamaanka Soomaaliya
Baarlamaanka Soomaaliya
Kulankani waa kii ugu horeeyey ilaa markii la dhameystiray doorashada Guddoonka Baarlamaanka oo ka kooban saddex xubnood. Kulanka maanta ayaa xildhibaano cusub lagu dhaariyey, halka kuwii Maxkamadda Sare ay soo ogolaatay sharci-nimadooduna ay goobta shirka ku sugnaayeen, hase yeeshee, aan la dhaarin, isla markaana, ayna ka qeyb qaadan howlihii Baarlamaanka.
Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:02 0:00
XS
SM
MD
LG