Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xubnihii la Celiyey oo Maxkmadda Sare loo Gudbiyey


Madaxweynaha DKMG ee Somalia, Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare u gudbiyey arrinta xubniihii baarlamaanka laga celiyey, si ay u go'aan uga gaarto in ay xaq u leeyihiin in ay noqdaan xildhibaano baarlamaanka ka tirsan iyo in kale.
Arrintan ayaa saxeexayaasha Roadmapku ku kala qeybsan yihiin, iyada oo Maxamed Axmed Caalin oo wakiil ka ah Galmudug iyo Maxamed Maxamuud (Aw-LIbaax) oo wakiil ka ah Ahlusunna Waljameeca ay sheegeen la daayo Guddiga Farsamada iyo wixii loo igmaday.
Warbixino iyo wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:29 0:00
XS
SM
MD
LG