Isku xirrada

Cawayska Washingon: Waayaha Cusub


Shiine Akhyar

Shiine Akhyar

Barnaamijka Cawayka Washington waxaan toddobaadkan idiinku haynaa,
-Lamaane British ah oo orodyahanka Maxmed Faarax uga mahadceliyay lacag bakhtiyaanasiib ah oo ay ku guuleysteen,
-Nin lugo iyo gacmo la' oo adduunka oo dhan dabaal ku soo maray
-iyo wareysiga madaxda Waayaha Cusub, Shiinaha Akhyar.

XS
SM
MD
LG