Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqeyn Xagga Cirka ah ooBaardheere ka Dhacday


Labo caruur ah ayaa ku dhaawacmay markii dayuurad cid leh aan la aqoonsani ay maanta duqeysay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Qof magaciisa la shaaciyo ka gaabsaday ayaa sheegay in caruurta dhaawacantay ay ku jireen aqal Soomaali dhinaca woqooyi ee degmada ku yaallay, xilli ay waalidka caruurta dhashay meesha ka maqnaayeen.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG