Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: 50 ku dhintay Dagaal Dhexmaray Laba Qowmiyadood


Ugu yaraan 50 qof, oo ay ku jiraan 11 carruur ah ayaa ku geeriyootay dagaal u dhexeeyay laba qowmiyadood oo wada daggan bariga Kenya ee gobolka Tana River.
Booliska ayaa sheegay maanta in dadkan ay dhinteen oo qaarkoodna la gubay kaddib markii uu qarxay dagaalka ku dhexeeya qowmiyadda Pokomo and Oromada. Labadan kooxood ayaa isku haysta dhul daaqsin iyo biyo leh.
XS
SM
MD
LG