Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo u Hanjabtay Qaswadayaasha Somalia


Rais Mwai kibaki wa Kenya asema Pwani ni ardhi ya Kenya.
Rais Mwai kibaki wa Kenya asema Pwani ni ardhi ya Kenya.
Madaxweyne Kibaki ayaa ku booriyay dadka somaliyeed inay feejignaadaan oo ay ka hortagaan isku day kasta oo lagu lug jiidayo hirgelinta qorshihii siyaasadda ee ay Somalidu ku heshiisay .

Waxuu dhinaca kale digniin ku bixiyay in Kenya aysan u dulqaadan doonin cid kasta oo isku dayda inay hagar daameyso ama kaligeed xoog ku maamulato hanaanka siyaasadda ee Somalia.

Waxa uu yiri kuwa ku sifooba lugooyada Somalia waxaa loola xisaabtami doonaa si shaqsi ah, oo markaana dowlad ahaan kenya aysan ka laba labeyn doonin inay magac dhawdo oo ay go’doomiso iyadoo ku soo rogeysa cunaqabateyno.
XS
SM
MD
LG