Isku xirrada

Faaqidaadda: Muranka ka Taagan Xulista Baarlamaanka


Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadku wuxuu ka hadlayaa muranka ka taagan xulista baarlamaanka. Guddiga farsamada ayaa liiska baarlamaanka ka reebay dhowr siyaasi oo ay sheegeen inay ka tirsanaayeen kooxihii dagaalka. Arrintaasi ayaa muran badan dhalisay.

XS
SM
MD
LG